Dowlad goboleed dib u furaya goobihii Waxbarashada ee loo xiray COVID-19

Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (lafta-gareen) oo ku sugan Degmada Xudur ee gobolka Bakool ayaa ka hadlay caqabadaha waxbarasho ee xiligan ka jira deegaanadaasi. Laftagareen ayaa intaas ku daray sida ay lagama maarmaanka u tahay in xal loo helo habsami u socodka adeegyada waxbarasho ee loo fidiyo ardayda Madaxweynaha  ayaa sheegay in … Continue reading Dowlad goboleed dib u furaya goobihii Waxbarashada ee loo xiray COVID-19